skip to Main Content

DEG DEG .kulan ilaabada u xiran yahiin ayaa vila Soomaliya ugu socda Madaxweyne Xasan sheikh Iyo madaxweynahii hore Shariif sheikh Axmed sida lagu dabacay Barta Facebook ee xisbiga himilo qaran.

Madaxweynaha JFS Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynihii hore Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan uga socdaa madaxtooyada Villa Soomaaliya.     Kulankan ayaa dabo socda kulamo Madaxweynu uu muddadaan la yeelanayay qaybaha kala duwan ee bulshada, kuwaasoo ujeedadoodu tahay…

Read more

Madaxweyne Xasan sheikh Maxamuud oo kulan la qaatay gudiga la socodka Dib-u eegista iyo Hirgalinta Dastuurka gudiga madaxa banaan

  Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo Guddiga Madaxa-bannaan ee Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka oo uu kala hadlay muhiimadda dhammeystirka dastuurka KMG uu u…

Read more
Back To Top