skip to Main Content

Ciidamada dowladda oo howlgallo ka sameeyay muqdisho

Ciidamada dowladda ayaa xalay howlgallo waxey ka sameeyen degmooyin ka tirsan gobolka banadir howlgalada Ayaa waxa laga fuliyay degmooyinka howlwadaag iyo deyniile waxana lagu soo qabqabtay dad dhalinyaro u badna

Saraakisha howlgalka hogaamineysay ayaa sheegay in ujeeddu uu ahaa la dagaalanka waxyabaa maanka dooriya oo muqdisho baryahii ugu dabeeyay lagala dirirayay 

Sidokale waxaa aay intaasi ku dareen in aay sii wadi doonan howlgalada nuucan oo kale ah”

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top