skip to Main Content

DEG DEG qarax ka dhacay muqdisho

  1. Gaarigan oo la sheegay in uu watay sargaal ka tirsan dowladda ayaa hadda lagu qarxiyay isgooyska zoope

Waxaa la sheegay in gaariga walxaha qarxa loogu xiray sargalkan hase ahate lama soo warin wax qasaare ah

Wadada maka’almukarama ee muqdisho ayaa saakay aheyd mid xiran sababta loo xirayna waxaa lagu sheegay in masuuliyiin ka tirsan dowladda aay ka qeyb galayan munasabad dhagax dhig ah oo ka dhaceysa isbital madina

By isxaaq Rasiid

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top