skip to Main Content

Faah faahinno ayaa ka soo baxaya weerar caawa lagu qaaday Hotelka Pearl ee ku yaala Xeebta Liido

Wali waxaa socda howl aay wadaan ciidamada haramcad ee sida garka ah u tababaran kaas oo aay ku soo afjarayan rag hubeysan oo gudaha u galay Hotelka Pearl ee ku yaala Xeebta Liido ee Magaalada Muqdisho

Wali si rasmiya looma oga qasaaraha ka dhashay waxana hadda laga maqlaya rasaas goos goos ah goobta la weeraray

Dad u badnaa shacab ayaa laga soo badbadiyay hotelka kuwaas oo markii weerarku dhacayay goobta ku sugna”

 

By isxaaq Rashiid

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top