Wararka ka imaanaya magaalada Garowe ee Caasimadda Puntland ayaa sheegaya in Xiisad ay ka Taagan…
Weerarkii hotel Pearl oo lasoo afjaray
Dowladda ayaa sheegtay in aay soo afjartay weerarkii xalay ee aay AS ku qaaden hotel Pearl oo ku yaalla xeebta liido
Weerarka ayaa ku bilowday qaraxyo iyo rasaas toos ah oo aay adeegsanayen raga soo qaaday kuwas oo gudaha u galay dhismaha hotelka
5kamid ah yaa la tooktey sida warka dowladda lagu sheegay iyadona dadkii shacabka aha laga soo badbaadiyay halkas”
By isxaaq Rashiid
This Post Has 0 Comments