Skip to content

SAFIIRKII SOOMALIYA EE SACUUDIGA OO IS CASILAY IYO ARIMO YAABLEH


Safiirkii Soomaaliya u fadhiyay Boqortooyada Sacuudi Carabiya Amb Saalim Macow Xaaji ayaa iska casilay, kaddib markii laga reebay ka qeyb galka Shirkii 32aad ee Jaamacadda Carabta oo ka dhacay magaalada Jeddah.

Safiirka ayaa sheegay in loola dhaqmay, si ka baxsan anshaxa-Dawladnimada, oo ay geysatay Madaxa Protokoolka Madaxweynaha.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top