by isxaaq Rashiid Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ballaarinaya latashiyada ku aaddan…

Sargaal sare oo katirsan ciidamada Puntland oo ku geeriyooday dagaalka garawe
By isxaaq Rashiid
Taliyihii Ilaaladda Madaxweynaha Puntland ee Qardho, Cabdifitaax Warsame Rooti, ayaa lagu waramay in uu kamid noqdey dadka ku geeriyoodey dagaalka saaka ka qarxay magaala madaxda Garowe.
Ugu yaraan 10 qof ayaa la sheegay in ay ku nafwaayeen iska-hor-imaadka u dhaxeeya askarta dowladda iyo ciidanka kasoo horjeeda dastuur furista iyo muddo kororsiga xukuumada Deni.
This Post Has 0 Comments