skip to Main Content

Canada: Maydad laga helay dugsiga asaliga ah

In kabadan 200 oo ah dadkii Canada asal u dhaladka ahaa oo ciyaal ah ayaa mayd koodi la’asay laga helay beerku taala iskoolkaas.

Ciyaalkaas ay da’doodu tahay ka ugu yar sadex jir ayaa lahelay iyagoo ku aasan halkaas.

Ra’isul wasaaraha wadanka Canada ayaa sheegay in uu ka xun yahay in laga qaatay dadkii dhalay ciyaalkaas lana soo celiyo iyago oo wax kaqaldanyahay ama aynan soo laabanin.

Sanadkii 2008 dawlada kanada ayaa raaligalin bixisay markii la ogaaday in ciyaalka wax loodhimo jidkooda ama la kufsado. Arday badan waxay dhaheen haday ku hadlaan luqadooda hooyo waa la ciqaabayay lagana gooyay xidhiidhkii walidka.

Ra’isul wasaaraha ayaa sheegay in uu la hadli doono  barlamaanka, waxna laga qaban doono arintank sida dhakhsiyaha badan.

Back To Top