By isxaaq Rashiid Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne uu Cafis Guud u…

Aqalka sare ee kenya oo berri eegayo moshin kadhan ah wasiirka Arrimaha Gudaha!
By Ayanle Dhiire (Boundless Media)
Aqalka sare ee dalka ayaa lagu wadaa inuu berri eego mooshin ka dhan ah wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha iyo maamulka qaran Prof. Kithure Kindiki.
Tani ayaa timid ka dib markii uu wasiirka maanta ku guul dareystay inuu aqalka senate-ka ka soo hormuuqdo sidii uu qorshuhu ahaa.
Senatarrada ayaa doonayay inay Kindiki su’aallo ka waydiiyaan xaaladaha amni ee ismaamulka Laikipia iyo si guud Waqooyiga Rift Valley hasa ahaate ma uunan iska xaadirin xarunta aqalka sare.
Hasa ahaate gudddoomiyaha senate-ka , Amason Kingi ayaa sheegay in xafiiskiisa la soo gaarsiiyay warqad muujinaysa in wasiirka uunan maanta hor tagi karin senatarrada taasoo ay sheegeen inaynan ku qancin
This Post Has 0 Comments