Midowga Yurub oo wax ka beddelay hab-raaca magangalya-doonka
by abdinajib abdullahi (Boundless media)_Wasiirrada arrimaha gudaha ee 27-da xubnood ee Midowga Yurub ayaa wada xaajoodyo muddo qaatay ka dib ku heshiiyay oo saxiixay isbeddel lagu sameynaya hab-raaca loo qaabilo dadka magan galya –doonka ah ee taga dalalka qaaradda Yurub.…