FAAH-FAAHIN ku saabsan qarax ka dhacay Muqdisho
by abdinajib abdullahi Muqdisho (Boundless media) – Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax barqanimadii maanta ka dhacay degmada Kaxda ee gobolka Banaadir. Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa lagu soo warramayaa inuu ka dhacay agagaarka xarunta…