Ciidamada Israel oo 152 qof ku dhaawacay Masjidka Al-Aqsa
By Abdinajib Abdullahi Ugu yaraan 152 qof oo Falastiiniyiin ah ayaa lagu dhaawacay iska horimaad maanta ayaga iyo ciidamada booliska Israel ku dhex-maray gudaha Masjidka barakeysan ee Al-Aqsa ee magaalada Qudus. Inta badan dhaawacyada Falastiiniyiinta ayaa waxaa sababay rasaasta caagga…