Kolonyo uu la socday DENI oo qarax lala beegsaday + khasaaraha
By Abdinajib Abdullahi Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax kolonyo uu la socday madaxweynaha Puntland Saciid Deni barqanimadii maanta lagula eegtay duleedka magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Qaraxa oo ahaa miino ayaa waxaa…