Afar qof oo ku dhintay qarax ka dhacay duleedka Jowhar
By Abdinajib Abdullahi Afar qof oo rayid ah ayaa geeriyooday kadib markii Mooto Bajaaj ay la socdeen ay la qaraxday miino waddada lagu aasay, duleedka magaalada Jowhar ee xarunta maamulka HirShabeelle. Qaraxan ayaa ka dhacay meel u dhexeysa magaalada Jowhar…