2.3 milyan oo laga dhacay bangi ku yaalla Nakuru
By Abdinajib Abdullahi Waxaa lagu soo warramayaa in burcad hubeysan ay lacag dhan 2.3 milyan oo shilin kala baxsadeen bangiga Prime laantiisa Nakuru. Falkan ayaa la gaystay galinkii dambe ee shalay waxaana ka qayb qaatay burcad tiradoodu lagu sheegay 5…