Xiisad ka taagan gobolka Gedo kadib markii ay ciidanka Macallimuu xoog ku galeen…
By Abdinajib Abdullahi Magaalada Garbahaarey waxaa ka taagan xaalad ka dhalatay, kadib markii ciidan uu wato Gudoomiyihii hore ee Gobolka Gedo, Cismaan Nuur Xaaji (Macalimu) ay xoog ku galeen Xarunta Degmada, taas oo aad mooddo inay ku kala qayb samayn…