Qodobo Xasaasi ah oo Maanta Shirka Golaha Wasiirada Lagu Ansaxiyay
By isxaaq Rashiid Golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta oo Khamiis ah kulankoodii todobaadlaha ahaa ku yeeshay magaalada Muqdisho, waxaana guddoomiyey ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre. Shirka oo ay inta badan goobjoog ahaayeen xubnaha golaha ayaa waxaa lagu ansixiyay qaraar…