RW Xamse iyo Safiirka Imaaraadka oo gaaray Balcad iyo Ujeedka
By isxaaq Rashiid Ra’iisul WasaarAha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku tagey Balcad kormeer lagu dardargelinayo billawga wajiga saddexaad ee waddada isku xirta Muqdisho iyo Jowhar. Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay faa’iidada ay waddadan leedahay, ayaa…