Jilaa caan ah oo u dhashay dalka Holand oo qaatay diinta islaamka.
By isxaaq Rashiid Jilaaga caanka ah ee u dhashay dalka Holand, Donnie Roelvink ayaa labo isbuuc kahor ku dhawaaqay inuu qaatay diinta Islaamka ,wuxuuna ku dhawaaqay kelmadda towxiidka ama shahaadada. Donnie oo ahaa shaqsi shacbiyad weyn ku dhex leh gudaha…