Xubin Sare oo ka tirsanaa Daacish oo la qabtay
By isxaaq Rashiid Taliska Ciiddanka Ammaanka ee dalka Iraq waxay sheegeen inay gacanta ku dhigeen Taliyihii Kooxda Daacish ugu qaabilsanaa Booliska magaalladda Mosul oo ah Caasimadda Gobalka Ninawa ee Waqooyiga dalkaasi. Warbixin dhanka Sirdoonka iyo Dabagal socday ayaa suurtogelisay in…