Qabkee lagu soo afjaray kooxdii weerarka ku qaadday Hotelka SYL ee muqdisho
By isxaaq Rashiid Ciidamada amniga dowladda ayaa soo fajaray howgalkii ka socday gudaha hoteelka SYL oo xalay ay gudaha u galeen dabley ka tirsan Al shabaab ka dib weerar qaraxyo ku bilowday uu ay ku qaadeen. Ciidamada ayaa dilay dhamaan…