Dowladda Soomaaliya oo luuqad adag kula hadashay xubnaha beesha caalamka
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo loo dirtay Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan iyo dalalka ay quseyso ayey dowladda Soomaaliya ku caddeysay mowqifkeeda in lasoo afjaro jiritanka Qaab-dhismeedka C6+.…