Howlgallo laga sameeyay magaalada jowhar faahfahino ka soo baxaya
By isxaaq Rashid Ciidamada Ammaanka Magaalada Jowhar ee Caasimadda dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle ayaa howlgallo amniga lagu xaqiijinayay waxaa ay ka sameeyeen xaafado katirsan Magaaladaasi Jowhar. Wasiirka Amniga Dowlad Goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdiraxmaan Kheyre ayaa kormeeray Baraha Koontarool iyo Buundooyinka laga…