Puntland oo si adag uga hadashay dagaalada mudug
By isxaaq Rashiid"Waxaan aad uga xumahay dagaalka dadka walaalaha ah ku dhaxmarey maanta Gobalka Mudug, inta dhimatey Alle ha u naxariisto, inta dhaawaca alle ha caafiyo. Odayaasha dhaqanka, culumada diinta, waxgaradka iyo maamulka gobalka ee labada dhan Puntland iyo Galmudug,…