Dowladda Soomaaliya oo ciidamadii ugu badnaa u dirtay Galgaduud
By isxaaq Rashiid Xildhibaan Yaasiin Cabdullaahi Fareey oo Ciidamada la hadlay ayaa kula dardaarmay Ciidamada ionay daradar geliyaan howlgalka ka dhanka ah AS , isaga oo Ciidamada u ballan qaaday hadii ay degaannada Bariga Gobolka Galgaduud ka saaraan AS uu…