Puntland oo DFS ku eedeysay in aay isbaaro u dhigatay deeqahii loogu talo galay
By isxaaq Rashiid Maamulka Puntland ayaa sheegay in Dowladda federaalka Soomaaliya in ay isbaaro siyaasadeed u dhigatay mashaariicda horumarineed iyo deeqaha Caalamiga ah ee magaca Soomaaliyeed lagu bixiyo. Wasiirka Maaaliyadda Puntland, Maxamed Cabdiraxmaan Dhabancad, ayaa hadalkaan ka sheegay magaalada Garowe,…