Wasiir karoore.dadka ku dagalamaya aagga Cadale iyo Raaga ceelle waa As kale
By isxaaq Rashiid Maamulka Hir-Shabeelle ayaa si kulul uga hadlay dagaal beeleedyo soo laab laabtay oo kajira degaano katirsan Gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo isku geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac. Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Hir-Shabeelle Cabdi Daahir Guure…