Nin muqdisho weerar ka geystay oo maanta la xukumay
By isxaaq Rashiid Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay xukun ku riday nin lagu Magacaabo Yuusuf Duqow Xuseen Dhicisow, kaas oo lagu helay in uu ka tirsan yahay Ururka Al-Shabaab. Yuusuf Duqow Xuseen ayaa Maxkamadda…