Faah faahinno ayaa ka soo baxaya weerar ismiidamin ah oo lagu qaaday bar kontarool oo ku talla garasballeey
By isxaaq Rashiid Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay qarax ismiidaamin ah oo goordhow ka dhacay qaybo kamid ah magaalada Muqdisho. Qaraxa oo ahaa mid xoogan ayaa si gaar ah uga dhacay inta u dhexeysa xaafadaha Tareedisho…