skip to Main Content

Booliska Lewiston ayaa baaraya shilka, dabka iyo dhacdooyinka kale ee ka dhacay dhismaha Colisee dhaxdiisa

Ridwan Ali

Booliisku waxay baadhayaan dhacdooyin kala duwan oo ka dhacay Colisee toddobaadyadii la soo dhaafay, oo ay ku jiraan dab qabow, baabuur iyo warbixinno ku saabsan wadista taxaddar la’aanta ah ee baarkinka.

Talaadadii todobadii 7dii fiidnimo, shaqaalaha dab damiyoyaasha ayaa waxaa loo diray qeybta dambe ee gawaarida la dhigto ee dhusmaha Colisee si loogu soo ogaado warbixin dab yar. Markay yimaadeen, waxay ogaadeen in qaboojiye 121 sentemeter ah dab la qabadsiiyay halkaasna ololka ayaa si deg deg ah loo bakhtiiyay.

Toddobaad ka hor, fiidnimadii 7-dii Luulyo, booliis iyo shaqaalaha dab-damiska ayaa loo diray goobta baabuurta la dhigto si looga soo sheego warbixin ku saabsan baabuur lagu jajabiyay kadib lagu gubay goobtaas.

Wax wax gaadhay majirin lakin hal qof ayaa dabkii gaadhiga ka kacay gaadhay. Booliska ayaa sheegay inay heleen warar is khilaafsan oo ku saabsan burburka baabuurka. Ayaan diiriye iyo asxaabteeda ayaa meesha baaburta la dhigto ka soo baxayay markay la kulmeen gaadhi xawli u socda soo lewxday halkaasna ay bir ku dhufatay halkaasna ay ka soo wada bexeen iyada oo Wax dhib ah soo gaadhin intuuna gaadhigu gubanin.

Wixii faahfaahina ee soo kordha halkaan kala soco.

This Post Has 0 Comments

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back To Top