Ciidamada DF iyo shacabka oo la wareegay deegaan cusub, kuna sii wajahan…
by abdinajib abdullahi Muqdisho (Boundless media) – Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa dadka deegaanka ayaa lagu soo warramaya in howl-galo ay sameeyeen saacadihii ugu dambeeyay kula wareegay deegaanka Geerille oo u dhaxeysa magaalooyinka Ceeldheer iyo Cowsweyne ee gobolka Galgaduud. Saraakiil…