Golaha Wasiirada DF oo shaaciyay go’aan la xiriira heshiiskii golaha wadatashiga
by abdinajib abdullahi Muqdisho (Boundless media) – Golaha wasiirada xukuumadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeeshay xarunta Villa Soomaaliya ee Muqdisho, kaas oo uu guddoomiyaha ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre. Kulankan oo ay goobjoog ahaayeen inta badan…