Guddoomiye Cali Jayte oo qarax lagula eegtay duleedka Beledweyne + Khasaaraha
By Abdinajib Abdullahi Beledweyne (Boundless media) Faahfaahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax lala eegtay kolonyo gaadiid ah oo uu la socday guddoomiyaha gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan, xilli ay marayeen duleedka Beledweyne. Qaraxa oo ahaa…