DENI oo shaaciyay sababta uu ku diiday labo kamid ah qodobada shirkii Muqdisho
By Abdinajib Abdullahi Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Maxamed Deni ayaa markii ugu horreysay si faahfaahsan uga hadlay sababtii uu ku diiday saxiixa laba qodob oo ka mid ahaa kuwii kasoo baxay shirkii Golaha Wadatashiga Qaranka ee maalmo…