Ciidamada DF oo hub iyo gaadiid ku qabtay Muqdisho
By Abdinajib Abdullahi Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgal qorsheysan oo xalay ciidamada ammaanka, gaar ahaan kuwa Booliiska ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho. Howlgalka ayaa waxaa si gaar ah looga fuliyey degmada Dharkenley, waxayna…