Maxaa keenay beegsiga lagu hayo mas’uuliyiinta DF
By Abdinajib Abdullahi Taliye ku xigeenkii hore ee hay’adda Nabad Sugida iyo Sirdoonka Qaranka Ismaaciil Daahir Cusmaan oo wareysi siiyey Telefishinka Universal ayaa ka hadlay xaaladda ammaan ee dalka, gaar ahaan beegsiga lagu hayo mas’uuliyiinta dowladda Soomaaliya. Ismaaciil Daahir ayaa…