Golaha ammaanka ee QM oo ka shiraya xaaladda cakiran ee Soomaaliya
By Abdinajib Abdullahi Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa markale ka shiraya xaaladda guud ee Soomaaliya, waxaana lagu wadaa in kulankooda uu si rasmi ah u furmo gelinka dambe ee maanta oo Arbaco ah, kuna beegan 17-11-2021-ka. Ugu horreyn golaha…