Yaa lagu tuhmayaa ‘afduubka’ Professor Cabdiwahaab?
by Abdinajib abdullahi Muddo ku dhow toddobaad ayaa waxaa warkiisa la la’yahay Prof. Cabdiwahaab Sheekh Cabdisamad oo ah aqoonyahan iyo falanqeeye ka faalooda siyaasadda Geeska Africa. Waxaa la sheegay in laga afduubtay bartamaha caasimadda Nairobi ee Kenya, welina ma cadda…