Xog: Qorshe magaca looga beddelayo NISA oo socda
By Abdinajib Abdullahi Waxaa socda qorshe magaca looga beddelayo hay’adda Nabad-Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), sida ay ilo-wareedyo lagu kalsoon yahay u xaqjiiyeen Boudless media Qorshahan oo uu wado agaasimaha cusub ee hay’adda Mahad Salaad oo xilka la wareegay Axaddii…