Ciidamada Xoogga dalka oo deegaano horleh kala wareegay Al-Shabaab
By Abdinajib Abdullahi Wararka naga soo gaaraya gobolka Bakool ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamada Xoogga dalka, qeybtooda 60-aad ay howl-gallo ka dhan ah Al-Shabaab ka sameyeen duleedka magaalada Xudur oo xarun u ah gobolkaasi. Ciidamada ayaa lagu soo…