ICJ oo maanta shaacineyso natiijada kiiska BADDA – Waa sidee rajada Somalia?
By abdinajib abdullahi Maxkamada cadaaladda aduunka ee ICJ ayaa la filayaa in gelinka dambe ee maanta oo ku beegan 12-ka October inay ku dhowaaqdo go’aankeeda kama dambeysta ah dacwadda badda Soomaaliya ee ay muranka gelisay dowladda Kenya. ICJ ayaa natiijada…