Sarkaal ka tirsan Puntland oo xalay lagu dilay duleedka Garowe-Yaa ka dambeeyey?
by abdinajib abdullahi Wararka naga soo gaaraya gobolka Nugaal ayaa sheegaya in xalay sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada badda ee PMPF ee dowlad goboleedka Puntland lagu dilay duleedka magaalada Garoowe ee caasimada maamulkaasi. Dilka ayaa waxaa uu si gaar…