Maxay tahay qiimeynta uu Mareykanku ku sameynayo xukuumadda Taalibaan?
mbt abdinajib Abdullahi Mareykanka ayaa sheegay inuu qiimeynayo ku dhawaaqista Taalibaan ee dowladda ku-meelgaarka ah ee Afghanistan, wuxuuna caddeeyay in rajada ay ka qabaan ay tahay in dadka Afghanistan ay mudan yihiin dowlad loo dhan yahay. Taalibaan ayaa Talaadadii ku…