Mareykanka oo xaqiijiyay inuu soo dhammaaday joogitaankiisii militari ee Afghanistan
By abdinajib Abdullahi Mareykanka ayaa ku dhawaaqay inuu soo gabagaboobay joogitaankoodii militari ee waddanka Afghanistan, waxaan diyaaradihii ugu dambeeyay ay ka duuleen garoonka diyaaradaha ee Kabul hal daqiiqo kahor saqdii dhexe ee Kabul. Gen. Frank McKenzie, oo ah madaxa Taliska…