Maxaa ka soo kordhay baarista weerarkii Lagu qaaday dhawan Hotelka SYL ee muqdisho ?
By isxaaq Rashid Agaasimaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Mahad Maxamed Salaad iyo xubnaha kale ee ka qayb qaadanaya baaritaanka weerarkii Hotel SYL ayaa dib u daawanaya wixii ay duubeen kaamirooyinka ku xiran waddooyinka magaalada Muqdisho. Baaritaanka ayaa…