Xukun adag oo lagu diray 3 kamid ah 4 wiil oo loo heysto dilka Macalin Dugsi iyo Dhakhtar
By isxaaq Rashid Maxkamadda gobolka Galgaduud ayaa xukun ka soo saartay eedeyn loo heystay afar nin oo loo heystay dilka labo wiil oo walaalo ahaa, dilkaas ayaa ka dhacay deegaan bari ka xiga degmada Guriceel ee gobolka Galgaduud. Seddax ka…