Soomaaliya oo shir gudoomisay shir ka dhacay Itoobiya Maxaa looga hadlay?
By isxaaq Rashiid Wasiiru Dawlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Cali Balcad ayaa shir gudoomiyay shir ay isugu yimaadeen guddiga qaabilsan nidaaminta iyo qorshaynta jagooyinka kala duwan ee Midowga Africa, sida ay baahisay warbaahinta dawladda Soomaaliya. Booskaan oo ay u tartamaan…