DEG DEG Booliska Soomaaliya oo muqdisho ku xiray nin dil ka geystay magaalada Neyrobi ee kenya kaas oo baxsad aha
By isxaaq Rashiid Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed oo gudanaya waajib ka saaran ilaalinta sharuucda dalka ayaa soo xiray eedeysane baxsad ah laguna magacaabo Axmed Abdiraxmaan Abdullahi kuna eedeysan in uu dilay Marxuum Maxamed Xasan dilkaas oo ka dhacay Caasimadda Dalka Keyna…