Boosaaso: Ciidan gadoodsan oo tallaabo xasaasi ah qaaday
By Abdinajib Abdullahi Garoowe (Boundless media) – Sida ay sheegayaan wararka inaga soo gaaraya gobolka Bari ciidamo gadoodsan oo ka tirsan kuwa maamulka Puntland ayaa maamta xirtay laamiga dheer ee Boosaaso, halkaas oo ay saaka ku xanniban yihiin gaadiid fara…