xubno As ka tirsan oo lagu dilay deegan kamid ah mudug iyo faah faahino soo baxaya
Ciidamada deegaanka ee degmada Xarardheere ayaa howlgal qorsheysan waxaa ay ka fuliyeen deegaanka Jowle ee gobolka Mudug, halkaas oo ay ku beegsadeen xubno ka tirsan maleeshiyaadka Al-Shabaab. Inta lagu guda jiray howlgalka, ciidamada ayaa waxaa…